Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg daldalan. ld daldalnaansho, deldelnaan, deldelnaan- sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)
Macnaha:
Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
D./iskad.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur