daliil

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. D. ah: qof dullinimo ka muuqato.
  2. Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur