daljir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo qaabilsan difaaca dalka.