dalkujoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.