dallaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dallayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dallayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Qof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur