dallicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dallac². ld dallac¹ (2).

dallac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dallicid.
  2. 1. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid. 2. (f.mg) Dallacaad helid (qof).