dalooliye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu dalooliyo. ld duleeliye.

duleeliye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dalooliye.