dalooshamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalooshan¹. ld duleeshamid.

dalooshan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Meel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.
  2. Wax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².

duleeshamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld delooshamid.