daltabyeysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daltabyeysan. ld daltabyeysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daltabyeysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Nafley dalkeedii u hilowday ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
daltabyeysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld daltabyeysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00