damacsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg damacsan. ld damacsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
damacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
damacsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld damacsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0