damalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhamalQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Jirrid weyn, qallalan oo la shito.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0