dambaabasashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dambaabaso. ld dambaabasad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dambaabasoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dambaabasadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dambaabasasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00