dambaabasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dambaabas².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dambaabas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.
  2. Wax xogtooda la ogyahay qarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur