dambasow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.

bambasow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-ooway, -oowday)

Macnaha:

  1. ld dambasow.