dambaxirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dambaxir².

dambaxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xarig gaaban oo sac la lisayo sibraha looga xiro.
  2. Sac la maalayo sibraxirid.