dameeradhaglayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dameeradhaglee. ld dameerabilayn.

dameeradhaglee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Qof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.

dameerabilayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dameeradhaglayn.