dameerow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah. ld dameero.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dameero

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dameerow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur