damiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.ld dammiin¹.ld dammiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dammiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld damiin.Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0