dameerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer², dammeer².