damradayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg damradee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

damradee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur