dananid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danan². ld danan¹ (2).

danan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cida fardaha. 2. ld dananid.
  2. 1. Faras ciyid. 2. Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.