dandaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dandaanso. ld daddaansad, daddaansasho, dandaansad.

dandaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.

daddaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dandaansasho.

daddaansasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dandaansasho.
  2. egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.

dandaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dandaansasho.