danla'aansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld danla'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danla'aan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Seegseeg iyo shaqo la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur