dannabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dannabe.

dannabe

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.