danqaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danqaab². ld danqaab¹, danqaabo.

danqaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyeello. ld danqaabid.
  2. Cid waxyeello gaarsiin.

danqaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld danqaabid.