dansanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dansan. ld dansanaan-sho, densanaan, densanaan -sho.

dansan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.

densanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dansanaan.