danseeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
  2. Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danseegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danseeg². ld danseeg¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur