danseejin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danseeji. ld danseejis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danseeji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof, waqtiga uga lumin waxaan faa'iido u lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danseejis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld danseejin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur