dansheegasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dansheego. ld dansheegad.

dansheego

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.

dansheegad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dansheegasho.