danyaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danyar². ld danyari, danyaro.

danyar

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
  2. Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.

danyari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld danyaraan.

danyaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld danyaraan.