Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-qnay/-qmay, -qantay; -qni/-qmi)
Macnaha:
- ld danaq.
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-nqay, -naqday)
Macnaha:
- Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.