daqarasoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.

dagarasoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daqarasoon.

daqarsoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daqarasoon.