Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-maday, -matay)
Macnaha:
ld danqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-qaday, -qatay)
Macnaha:
Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur