daqno

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-naday, -natay)

Macnaha:

  1. ld danqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danqo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Macnaha:

  1. Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur