daqrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daqar². ld dakhrid.

daqar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.
  2. Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².

dakhrid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daqrid.