daqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld duqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada. ld daqsi, diqsi, tixsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur