darabqaadasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darabqaado. ld darabdhaqasho.

darabqaado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. Saxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.

darabdhaqasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld darabqaadasho.