daradhig
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo. 2. D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
- Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: