darancad

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Nooc daranta ka mid ah oo meelaha cusbada badan ka baxda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur