darangeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darangee.

darangee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. Xoolo, meel daran leh daajin.