darbadayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darbadee.

darbadee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Laadid (kubbadda cagta).