darbo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- 1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
- 1. Darab qaadasho. 2. U d.: qof hawl isu diyaarin.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha: