dardaarwerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dardaarweri. ld dardaarweris.

dardaarweri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota.

dardaarweris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dardaarwerin.