dardarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dardaran². ld barbarnaan, barbarnaansho, berbernaan.

dardaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
  2. Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².

barbarnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dardarnaan.

barbarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dardarnaan.

berbernaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dardarnaan.