dardhaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dardhaaf². ld dardhaaf¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dardhaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.1. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0