dardhasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dardho². ld dardhad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dardho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhaxan badan.
  2. Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dardhad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dardhasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur