dardhaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dardhaysan. ld dardhaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dardhaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dardhaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dardhaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0