dareeme-kiimikaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur