dareen-indheed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-eemo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada tirijeemin waxay soo qaaddaa dareenka kuuska isha, xuubka isha iyo qanjirka ilmada; waxay ka soo qaaddaa oo kale qayb yar oo sanka gudihiisa ka mid ah iyo maqaarka sanka sunniyaha iyo maqaarka madaxa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur