dareerin-kalahaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (xis.)

Macnaha:

  1. D. oo wadarta dhammaan tibxaha ka dambeeya tibixda n-aad aan dhinmin marka ay n-korodho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur